HomeWararDowladda Soomaaliya oo ka Jawaabtay Hadal kasoo yeeray Mucaaradka

Dowladda Soomaaliya oo ka Jawaabtay Hadal kasoo yeeray Mucaaradka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Dowladda Soomaaliya ayaa ka jwaabtay hadal dhawaan kasoo yeeray Xisbiyada Mucaaradka kaasi oo ku aaddana Guddiyada Doorashooyinka eek a shaqayn doona doorashada soo aaddan ee la filayo in ay dalka ka dhacdo dhammaadka sanadkaan iyo billowga sanadka soo aaddan. Ra’iisul wasaare ku Xigeenka Dalka Mahdi Maxmed Guuleed Khadar ayaa ka jawabay hadalada dhaleecaynta ahaa e […]

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa ka jwaabtay hadal dhawaan kasoo yeeray Xisbiyada Mucaaradka kaasi oo ku aaddana Guddiyada Doorashooyinka eek a shaqayn doona doorashada soo aaddan ee la filayo in ay dalka ka dhacdo dhammaadka sanadkaan iyo billowga sanadka soo aaddan.

Ra’iisul wasaare ku Xigeenka Dalka Mahdi Maxmed Guuleed Khadar ayaa ka jawabay hadalada dhaleecaynta ahaa e kasoo baxay Xubnaha Mucaaradka ah, waxaana uu sheegay Mahdi Guuleed in aysan sal iyo raad toona lahayn waxyaabaha ay sheegayan Xubnaha mucaaradka eek u aaddan in Guddiyada la magacaabay eek a shaqaynaya doorashada ay u badan yihiin Xubno ka tirsan Hay’adda NISA iyo Xafiiska Ra’iisul wasaaraha.

- Advertisement -

Waxaa uu sheeegay in arrintasi ay tahay Ceebayn lagu sameynayo guddiga oo ay sameynayaan Xubnaha Mucaaradka ah, kuwaasi oo uu sheegay in ay doonayaan in ay sawir Qaldan ka bixiyaan Guddiga.

Mahdi Maxmed Guuleed Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa sheegay  in Dowladdii Xasan Sheikh Guddigii ay magacawday ay ku badnaayeen Xubno ku xirnaa Xafiiska Ra’isul wasaaraha iyo Madaxweynaah, waxaana uu sheegay in marka la is-bar-bardhigo ay Dowladdaan ku yar yihiin Xubno ka shaqeeeya Xafiisyada Dowladda.

Mucaaradka ayaa dhawaan dhaliilay Xubnaha la magacaabay, waxaana ay si gaar ah ugu dhaliileen Xubnaha in ay ka tirsan yihiin Ha’adda NISA.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories