HomeWararCiidanka ammaanka Galgaduud oo gacanta ku dhigay Aabbe la sheegay in uu...

Ciidanka ammaanka Galgaduud oo gacanta ku dhigay Aabbe la sheegay in uu Wiilkiisa dilay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidamada Ammaanka Magaalada Dhuuasamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay Aabbe iyo Wiil uu dhalay oo lagu eedayay in ay dileen Wiilkooda oo dhimirka ka Xanuunsanaa, kaasi  oo Xalay Degaanka Mareergur lagu dilay. Ciidanka oo Holwgallo Sameeyay ayaa lasoo sheegayaa in ay Gacanta ku hayaan Aabbihii dhalay Marxuumka iyo Walaalkiis, kuwaasi oo looga […]

- Advertisement -

Ciidamada Ammaanka Magaalada Dhuuasamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay Aabbe iyo Wiil uu dhalay oo lagu eedayay in ay dileen Wiilkooda oo dhimirka ka Xanuunsanaa, kaasi  oo Xalay Degaanka Mareergur lagu dilay.

Ciidanka oo Holwgallo Sameeyay ayaa lasoo sheegayaa in ay Gacanta ku hayaan Aabbihii dhalay Marxuumka iyo Walaalkiis, kuwaasi oo looga shakisan yahay in ay dileen Marxuumka Xalay lagu dilay degaankaasi Mareergur.

- Advertisement -

Marxuumka Xalay la dilay ayaa lagu Magacaabaa Tima Jilic Haareey, waxana hadda dilkaasi looga shakisan yahay Aabbihiis Haareey Jaamac iyo Wiil la dhashay Marxuumka oo lagu Magacaabo Gallad Haareey.

Waxa Xusid mudan in Marxuumka la dilay uu ahaa Qof dhimirka ka Xanuunsan, waxaana uu ku xirnaa Geed ku yaalla Guriga Reerka uu ka dhashay.

Saaka ayay dadka degaanka Mareeergur kusoo Waaberiisteen dhacdadan oo arga-gax ku Abuurtay, waxaana la sheegay in Dadkii falka gaystay ay ku saantirteen Laamiga, waxana goobta gaaray Ciidanka Ammaanka iyagoo Baaritaanno billaabay.+

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories