HomeWararCC Shakuur oo eed kulul u jeediyay Madaxweyne farmaajo iyo Taliska Nabad...

CC Shakuur oo eed kulul u jeediyay Madaxweyne farmaajo iyo Taliska Nabad Sugidda

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Hogagaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabbdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa Madaxweyne farmaajo iyo Taliska Nabad Sugidda ku eedeyay in ay doonayaan dib u dhigid xagga doorashada ah, waaxana uu sheegay Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur in  Villa Somalia iyo taliska nabadsugidda ay  isbaarooyin  ay ku horgaynayaan doorashada. Hoos ka Aqriso Qoraalka uu soo saaray Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Madaxweyne […]

- Advertisement -

Hogagaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabbdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa Madaxweyne farmaajo iyo Taliska Nabad Sugidda ku eedeyay in ay doonayaan dib u dhigid xagga doorashada ah, waaxana uu sheegay Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur in  Villa Somalia iyo taliska nabadsugidda ay  isbaarooyin  ay ku horgaynayaan doorashada.

Hoos ka Aqriso Qoraalka uu soo saaray Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo iyo taliskiisa nabadsugidda weli kama quusan muddo kororsi, sababtoo ah wey ogyihiin in aysan doorasho xalaal ah ku guulaysan karin. Waxey doorteen waddo qalaalase abuur ah oo uu billawgeedu yahay guddi doorasho oo xubno nabadsugid iyo CBB u badan.

Waxey ku tala galeen in ay fursad walba xiisad hor leh ku abuuran, si ay Soomaali u kala doorato tooda ama in lagu kala tago. Soomaali waxey marag ka tahay in 30 sano koox kaligeed xoog keeda ah wax ku meel marsata la waayay, cid kasta oo awood is baddana, masiir xun ayaa u danbeeyey.

Villa Somalia iyo taliska nabadsugidda isbaarooyinka ay doorashada ku horgaynayaa waa kuwo is dabayaala, waase la fahamsanahay. Dalkaan doorasho malxiis iyo marag fur been ah ka socon mayso. Waqtiga iyagaa iska lumiyey, Soomaalina way ka tashan, dalkana halistooda waan ka badbaadsanaynaa Ilaaheey idinkii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories