HomeWararxubno ka tirsan maamulka Galmudug iyo DDSI oo heshiis Wada gaaray

xubno ka tirsan maamulka Galmudug iyo DDSI oo heshiis Wada gaaray

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Colaad in muddo ah ka jirtey deegaanada ku teedsan xuduudda ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa heshiis laga gaaray. Heshiiskan ayaa waxaa wada gaaray xubno ka tirsan maamulka Galmudug iyo dowlad deegaanka Soomaalida ee Ethiopia, waxaana  dagaalkaasi u dhexeeyay beelo kasoo kala jeeda labada dhinac. Dagaalka u dhexeeya Beelahaas ayaa tiro dhowr jeer ah […]

- Advertisement -

Colaad in muddo ah ka jirtey deegaanada ku teedsan xuduudda ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa heshiis laga gaaray.

Heshiiskan ayaa waxaa wada gaaray xubno ka tirsan maamulka Galmudug iyo dowlad deegaanka Soomaalida ee Ethiopia, waxaana  dagaalkaasi u dhexeeyay beelo kasoo kala jeeda labada dhinac.

- Advertisement -

Dagaalka u dhexeeya Beelahaas ayaa tiro dhowr jeer ah dagaalamay, waxaana degqaanka lagu dagaalamay dhawaanaahaan ka socday dagaallo goos goos ah oo ka dhacayay degaanada Xuduudka ku teedsan ee muranku ka taagnaa.

La-talaiyaha dhinaca amniga ee madaxweyneha Galmudug Jeneral Cabdi Jaamac Cabdulle Xabeeb ayaa kadib wada hadalkaasi ayaa warbaahinta la hadlay, waxana uu sheegya in Colaadaas lasoo gaba-gabeeyay, hadda kadibna ay beelahaasi ay  si nabad ah ku wada noolaan donaaan.

Waxaana  La-talaiyaha dhinaca amniga ee madaxweyneha Galmudug Jeneral Cabdi Jaamac Cabdulle Xabeeb uu sheegay in Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug,  Saraakiil ka tirsan Dowladda dhexe ee Itoobiya iyo Dowlad degaanka ay u istaageen in ay dhex-dhexadinta beelahaasi.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories