HomeWararShacabka Armenia  oo Cambaareeyay heshiis ay ku tilaameen Khiyaano

Shacabka Armenia  oo Cambaareeyay heshiis ay ku tilaameen Khiyaano

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Ra’iisul wasaaraha Armenia, Nikol Pashinyan, ayaa iska-dhega-tIray waqti kama dambays ah oo ay u qabteen dibadbaxayaasha ku sugan caasimadda waddankaasi ee Yerevan si uu xilka u banneeyo, arrintaan oo timid kaddib markii uu ogolaaday heshiis lagu soo afjaraayay dagaalkii ka socday gobolka Nagorno-Karabakh. Cadaadis ka yimid asxaabta mucaaradka kaddib ayaa waxaa la filayaa in baarlamaanka […]

- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha Armenia, Nikol Pashinyan, ayaa iska-dhega-tIray waqti kama dambays ah oo ay u qabteen dibadbaxayaasha ku sugan caasimadda waddankaasi ee Yerevan si uu xilka u banneeyo, arrintaan oo timid kaddib markii uu ogolaaday heshiis lagu soo afjaraayay dagaalkii ka socday gobolka Nagorno-Karabakh.

Cadaadis ka yimid asxaabta mucaaradka kaddib ayaa waxaa la filayaa in baarlamaanka Armenia uu kulan gaar ah ka yeelan doono mustaqbalka siyaasadeed ee Nikol Pashinyan.

- Advertisement -

Heshiiska uu Ruushka garwadeenka ka ahaa ayaa waxa uu dhigayaa in Azerbaijan ay haysato deegaannada ay qabsatay.

Boqollaal ciidammada Ruushka ee nabad ilaalinta ayaa la geeyay aagga lagu muransan yahay.

Madaxweynaha Turkiga ayaa Arbacadii sheegay inuu heshiis la saxiixday Ruushka kaas oo uu qeyb kaga noqonayo “ciidammada wadajirka ah ee nabad ilaalinta” si ay heshiiska u dhowraan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories