HomeWararPuntland oo gacanta ku dhigtay Lacag ka badan Hal Bilyan

Puntland oo gacanta ku dhigtay Lacag ka badan Hal Bilyan

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ciidamada Ammaan Maamul Goboleedka Puntland ayaa  la sheegay in ay gacanta ku dhigeen lacag aad u farabadan oo degaanada Maamulkaasi si qarsoodi ah loogu kala gudbinayay. Lacagta ayaa la sheegay in ay gaarayso  hal Bilyan oo shilin Soomaali ah, waxaana lacagtaas lagu qabtay Kontoorl u dhexeeya degaanada Al-xamdulilaahi iyo degmada Waaciye, waxaana hadda lagu xareeyay […]

- Advertisement -

Ciidamada Ammaan Maamul Goboleedka Puntland ayaa  la sheegay in ay gacanta ku dhigeen lacag aad u farabadan oo degaanada Maamulkaasi si qarsoodi ah loogu kala gudbinayay.

Lacagta ayaa la sheegay in ay gaarayso  hal Bilyan oo shilin Soomaali ah, waxaana lacagtaas lagu qabtay Kontoorl u dhexeeya degaanada Al-xamdulilaahi iyo degmada Waaciye, waxaana hadda lagu xareeyay sida wararku sheegayaan Bangi ku yaalla Qardho.

- Advertisement -

Wararku waxaa ay sheegayaan in Lacagta loo waday Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamulkaasi Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories