HomeWararMadaxweynihii hore ee Ghana oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee Ghana oo geeriyooday

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Madaxweynihii hore ee dalka Ghana Jerry John Rawlings ayaa dhintay isagoo 73 sano jir ah. Wararka ka imaanaya caasimadda Accra ayaa sheegaya in madaxweynihii hore uu ku dhintay isbitaalka ka dib muddo gaaban oo uu xannuusanaa. Isagoo ka tirsan ciidammada cirka Ghana ayuu agaasimay laba afgembi sanaddii 1979 ka hor inta uu xilka ku wareejinin […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee dalka Ghana Jerry John Rawlings ayaa dhintay isagoo 73 sano jir ah.

Wararka ka imaanaya caasimadda Accra ayaa sheegaya in madaxweynihii hore uu ku dhintay isbitaalka ka dib muddo gaaban oo uu xannuusanaa.

- Advertisement -

Isagoo ka tirsan ciidammada cirka Ghana ayuu agaasimay laba afgembi sanaddii 1979 ka hor inta uu xilka ku wareejinin dowlad rayid ah laba sano ka dib.

Wuxuu madax u ahaa kooxda milatariga ee dalka u horseeday doorashooyinka axsaabta badan sanaddii 1992 markaas oo madaxweyne loo doortay .

Wuxuu xilka ka dagay 2001 ka dib markii uu laba muddo xileed dalka maamulayay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories