HomeWararMadaxweynaha Dolwad degaanka oo ka qayb galay Bannaanbax looga soo horjeedo TPLF

Madaxweynaha Dolwad degaanka oo ka qayb galay Bannaanbax looga soo horjeedo TPLF

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaali Galbeed Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar) ayaa ka qayb galay Bannaanbaxyo ballaaran oo ka dhacay Magaalooyin ka tirsan Dolwad degaanka. Madaxweynaah ayaa hoggaaminayay Kumannaan shacab ah oo isugu soo baxay Jig-jiga, waxaana uu shacabka ku boorriyay in ay si weyn u muujiyaan sida ay uga xun yihiin Gobood falladdii ay Tigreeygu u […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaali Galbeed Mustafe Maxamed Cumar (Cagjar) ayaa ka qayb galay Bannaanbaxyo ballaaran oo ka dhacay Magaalooyin ka tirsan Dolwad degaanka.

Madaxweynaah ayaa hoggaaminayay Kumannaan shacab ah oo isugu soo baxay Jig-jiga, waxaana uu shacabka ku boorriyay in ay si weyn u muujiyaan sida ay uga xun yihiin Gobood falladdii ay Tigreeygu u gaysteen Umadda Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Mustafe Cagjar oo shacabka la hadlayay ayaa sheegay in loo baahan yahay in shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogan ay isku damqadaan, waxaana intaas uu ku daray in TPLF ay xasuuq iyo Tacaddiyo aad u xanuunbadan ay gaysteen Ciidanka Tigreega.

Magaalooyin waa weyn ee Soomaali Galbeed ayaa haatan waxaa ka socda bannaanbaxyo waa weyn, iyadoo Magaaloyinka Jig-jiga iyo Godeey uu ka dhaacy bannaanbax, waxaana uu yahay mid si weyn loo soo agaasimay, iyadoo uu ka socda Magaalooyinka kale oo ay ka mid yihiin dhagaxbuur iyo Qabridahar oo mid ah Magaalooyinka ugu dadka badan degaanka Soomaalida.

Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa haatan dagaal xooggan kula jirta Tigreega, waxaana Ra’iisul wasaaraha Dalkaasi Itoobiya Abiy Ahmed uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah TPLF oo ka hortimid xukunka Ras’iisul wasaaraha Dalkaasi Itoobiya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories