HomeWararIsu soo bax lagu taageerayay Cali Guudlaawe iyo ku-xigeenkiisa oo ka dhacay...

Isu soo bax lagu taageerayay Cali Guudlaawe iyo ku-xigeenkiisa oo ka dhacay Jowhar

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Isku soo baxaani oo ay ka qayb qaadanayeen qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah ayaa lagu taageerayay Madaxweeynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Madaxweeyne ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Hirshabeele Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) oo maalintii shalay ay doorteen Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Hirshabeele. Banaanbaxayaasha ayaa socod dheer ku soo maray xaafadaha kala duwan […]

- Advertisement -

Isku soo baxaani oo ay ka qayb qaadanayeen qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah ayaa lagu taageerayay Madaxweeynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Madaxweeyne ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Hirshabeele Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) oo maalintii shalay ay doorteen Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Hirshabeele.

Banaanbaxayaasha ayaa socod dheer ku soo maray xaafadaha kala duwan ee degmada Jowhar, kuwaasi oo ku dhawaaqayay hal ku dhigyo ay ku taageerayaan Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa.

- Advertisement -

Isku soobaxani waxaa kaloo ku soo biiray Maamulka Degmada iyo kan Gobalka Shabeelaha Dhexe, iyagoo sitay boorar ay ku taageerayaan Madaxda cusub ee Hirshabeelle, kana rajeeyay inay la yimaadaan isbadal dhanka horumarka ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories