HomeWararGabar Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay ka mid noqtay G/Deegaanka Melbourne

Gabar Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay ka mid noqtay G/Deegaanka Melbourne

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Dalka Australia, gaar ahaan magaalada Melbourne oo ah halka Soomaalida ugu badan ay dalkaasi ka degan yihiin, ayaa waxaa markii ugu horreysay Golaha Deegaanka Degmo ka tirsan Melbourne ku guuleysatay Gabar Soomaali ah oo lagu magacaabo Canab Maxamed Maxamud. Canab ayaa muddo ka badan 20 sano ku nooleyd dalka Australia iyadoo noqonaysa gabadhii ugu horeysay […]

- Advertisement -

Dalka Australia, gaar ahaan magaalada Melbourne oo ah halka Soomaalida ugu badan ay dalkaasi ka degan yihiin, ayaa waxaa markii ugu horreysay Golaha Deegaanka Degmo ka tirsan Melbourne ku guuleysatay Gabar Soomaali ah oo lagu magacaabo Canab Maxamed Maxamud.

Canab ayaa muddo ka badan 20 sano ku nooleyd dalka Australia iyadoo noqonaysa gabadhii ugu horeysay ee Soomaali ah oo xil gole deegaan ka qabata dalkaasi.

- Advertisement -

Soomaalida Ku nool Europe iyo America ayaa inta badan waxaa ay  qabtaan xilal kala duwan, waxaana doorashooyinka ka dhaca dalalkaay si weyn kaga muuqdaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories