HomeWararDowladda Soomaaliya oo heshiis muhiim ah la Saxiixatay Midowga Yurub

Dowladda Soomaaliya oo heshiis muhiim ah la Saxiixatay Midowga Yurub

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, waxaana heshiiskaan uu la xariiraa  barnaamijka lagu horumarinayo dhaqaalaha dalka. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble aya goob joog ka ahaa heshiiska, waxaana qoraal uu soo saaray uu ku sheegay in heshiiskani uu yahay mid muhiim u ah Soomaaliya. “Waxaan maanta goobjoog u noqday […]

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, waxaana heshiiskaan uu la xariiraa  barnaamijka lagu horumarinayo dhaqaalaha dalka.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble aya goob joog ka ahaa heshiiska, waxaana qoraal uu soo saaray uu ku sheegay in heshiiskani uu yahay mid muhiim u ah Soomaaliya.

- Advertisement -

“Waxaan maanta goobjoog u noqday saxiixa iyo bilowga wajigii labaad ee barnaamijka lagu horumarinayo dhaqaalaha dalka, kaas oo ay ku baxayso lacag gaareysa 98.2 Milyan oo Euro. Waxaa heshiiska saxiixay wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Mudane Jamaal Maxamed Xasan iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya  Mudane Nicolas Berlanga. Waxaan rajeynayaa in barnaamijkani wax badan ka taro koboca dhaqaalaha dalka”.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories