HomeWararDagaal khasaare badan dhaliyay oo ka socda Gobolka Mudug

Dagaal khasaare badan dhaliyay oo ka socda Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wararka ka imaanaya degaanka Huldooyaale ee Koonfuurta Mudug ayaa ku warramaya in dagaal Khasaare badan dhaliyay uu dib uga qarxay degaankaas, waxaana kasoo baxaya warar kaal duwan oo ku aaddan dagaal kaasi la sheegay in uu yahay mid xooggan. Wararku waxaa ay sheegayaan in hadda uu dagaaklku socdo, waxaana uu  u dhexeeyaa laba beelood oo […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya degaanka Huldooyaale ee Koonfuurta Mudug ayaa ku warramaya in dagaal Khasaare badan dhaliyay uu dib uga qarxay degaankaas, waxaana kasoo baxaya warar kaal duwan oo ku aaddan dagaal kaasi la sheegay in uu yahay mid xooggan.

Wararku waxaa ay sheegayaan in hadda uu dagaaklku socdo, waxaana uu  u dhexeeyaa laba beelood oo walaalo ah.

- Advertisement -

Goob joogayaal ayaa kusoo warramaya in hubka noocyadiisa kala duwan la isku adeegsanayo, waxaana jugta rasaasta laga maqlayaa edegaannada ka agdhaow degaanka lagu dagaalamayo.

Dagaalka u dhexeeya labada Malleyshiyo beelood ayaa dhawaanahaan socday, waxaana uu hadda u muuqdaa in uu sii xoogaystay, iyadoo maalmahaan ay soo baxayeen baaqyo ku aaddan sidii dagaalka loo baajin lahaa.

Wali ma jirto cid si gaar ah u kala dhex gashay labada malleyshiyo beeleed ee dagaalamaya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories