HomeWararCovid19 oo dib usoo laba kacleeyay iyo Kiisas hor leh

Covid19 oo dib usoo laba kacleeyay iyo Kiisas hor leh

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ingiriiska aya noqotay dalka ugu dhimashada badan cudurka Covid-19 guud ahaan qaarada Yurub waxaana dhimashadu ay dhaaftay 50,000. Sida ay sheegtay waaxda caafimaadka UK ee loo yaqaan NHS waxaa 24 saac ee la soo dhaafay la diiwaan galiyay 595 dhimasho ah. Sidoo kale waxaa cudurka laga helay dad ka badan 22,000 oo qof . UK […]

- Advertisement -

Ingiriiska aya noqotay dalka ugu dhimashada badan cudurka Covid-19 guud ahaan qaarada Yurub waxaana dhimashadu ay dhaaftay 50,000.

Sida ay sheegtay waaxda caafimaadka UK ee loo yaqaan NHS waxaa 24 saac ee la soo dhaafay la diiwaan galiyay 595 dhimasho ah.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa cudurka laga helay dad ka badan 22,000 oo qof .

UK hada waa dalka shanaad ee ugu dhimashada badan karoonaha guud ahaan aduunka waxaana ka horeeya Mareykanka,India,Brazil iyo Mexico.

Ra’isulwasaaraha Britain Boris Johnson ayaa sheegay in dhimasho kasta ay musiibo tahay dowladuna qaadi doonto talaabo kasta oo cudurka lagu xakameynayo.

- Advertisement -

UK hada waxay ku jirtaa bil xayiraad ah oo dhamaan doonta 2 December kadib markii bilowga bishaan November uu cudurku sare u kacay.

Hada waxaa la galay xiliga qabowga oo halis badan taas kaalin ka qaadan karta qatarta cudurka .

Tan iyo bishii Maarso ee sanadkan waxaa UK uu cudurka ku dhacay 1.8 malyuun oo qof

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories