HomeWararBoqortooyada Baxrayn  oo Ra’iisul Wasaare Cusub loo Magacaabay

Boqortooyada Baxrayn  oo Ra’iisul Wasaare Cusub loo Magacaabay

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Boqorka Baxrayn Xamad bin Ciise ayaa magacaabay ra’iisal wasaare cusub kadib markii ra’iisal wasaarihii dalkaas Khaliifa bin Salmaan shalay ku dhintay dalka Maraykanka. Salmaan bin Xamad bin Ciise oo ah dhaxal sugaha dalka ayaa loo magacaabay inuu noqdo ra’iisal wasaaraha cusub ee Baxrayn War murtiyeed kasoo baxay shalay boqortooyada Baxrayn ayaa lagu sheegay in ra’iisal […]

- Advertisement -

Boqorka Baxrayn Xamad bin Ciise ayaa magacaabay ra’iisal wasaare cusub kadib markii ra’iisal wasaarihii dalkaas Khaliifa bin Salmaan shalay ku dhintay dalka Maraykanka.

Salmaan bin Xamad bin Ciise oo ah dhaxal sugaha dalka ayaa loo magacaabay inuu noqdo ra’iisal wasaaraha cusub ee Baxrayn

- Advertisement -

War murtiyeed kasoo baxay shalay boqortooyada Baxrayn ayaa lagu sheegay in ra’iisal wasaarihii geeriyooday lagu aasi doono dalka gudihiisa iyadoo ay kasoo qayb gali doonaan qoyska iyo qaraabadiisa oo kaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories