HomeWararBannaanbaxyo ballaaran oo gil-gilay Magaalooyin ka Tirsan Dowlad degaanka Soomaali Galbeed

Bannaanbaxyo ballaaran oo gil-gilay Magaalooyin ka Tirsan Dowlad degaanka Soomaali Galbeed

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Bannaanbaxyo waa weyn ayaa gil-gilay Magaalooyin ka tirsan Dowlad Degaanka Soomaali galbeed, waxana wadooyinka iyo fagaarayaasha ku yaalla magaalooyinka Dowlad degaanka hadda ka socda bannaanbax aan loo kala harin. Bannaanbaxa oo ah mid si weyn loo soo agaasimay ayaa ka socda Magaalooyinka ugu waa weyn Dowlad Degaanka, waxaana ka mid ah meelaha sida weyn la […]

- Advertisement -

Bannaanbaxyo waa weyn ayaa gil-gilay Magaalooyin ka tirsan Dowlad Degaanka Soomaali galbeed, waxana wadooyinka iyo fagaarayaasha ku yaalla magaalooyinka Dowlad degaanka hadda ka socda bannaanbax aan loo kala harin.

Bannaanbaxa oo ah mid si weyn loo soo agaasimay ayaa ka socda Magaalooyinka ugu waa weyn Dowlad Degaanka, waxaana ka mid ah meelaha sida weyn la isugu soo baxay Magaalada dhaxanbuur iyo Qabridahar oo mid ah Magaalooyinka ugui dadka badan degaanka Soomaalida ayaa haatan la ciir-ciiraya isku soo baxyo waa weyn.

- Advertisement -

Dadka ayaa bannanbaxa waxaa ay uga soo horjeedaan Tigreega haatan dagaalka kula jira Dolwadda Federaalka Itoobiya, waxaana ay wataan Boorar ay ku qoran yihiin hadallo ka dhan ah TPLF oo xasuuq badan u gaysatay umadda Soomaaliyeed, haatanna dagaal kula jira Dowladda dhexe ee itoobiya.

Dadka ayaa sheegay in ay Cambaareynayaan guud ahaanba gabood faalladii ay Tigreegu ay u gaysteen dadka Soomaaliyeed.

Dalka Itoobiya aya haatan waxaa ka taagan dagaallo u dhexeeya TPLF iyo Dowladda dhexe ee waddaankaas.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories