HomeWararBannaanbax lagu taageerayo Cali Guudlaawe oo ka dhacay Sh/dhexe.

Bannaanbax lagu taageerayo Cali Guudlaawe oo ka dhacay Sh/dhexe.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Degmada Cadale ee Gobolka Shabbeellaha dhexe ayaa Noqotay degmadii ugu horreysay ee si weyn looga taageeray Guusha Cali Guudlaale Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Hir-shabeelle oo shalay lagu doortay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe. Dad weyne farabadan oo isugu soo baxay Gudaha Magaalada Cadale aaya soo dhaweeyay Guusha Cali Guudlaawe, waaxana Bannaanbaxa hoggaaminayay […]

- Advertisement -

Degmada Cadale ee Gobolka Shabbeellaha dhexe ayaa Noqotay degmadii ugu horreysay ee si weyn looga taageeray Guusha Cali Guudlaale Madaxweynaha Cusub ee Maamul Goboleedka Hir-shabeelle oo shalay lagu doortay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe.

Dad weyne farabadan oo isugu soo baxay Gudaha Magaalada Cadale aaya soo dhaweeyay Guusha Cali Guudlaawe, waaxana Bannaanbaxa hoggaaminayay dad shacab ah oo u badan Carruur iyo Haween, waxaana qayb ka ahaa Bannaanbaxa dhalinyarada ku Nool Cadale.

- Advertisement -

Shacabka isku soo baxay ayaa ku dhawaaqayay hadalo ay ku taageerayaan Madaxweyanah Cusub ee Maamulkaasi.

Shalay ayaa Jowhar lagu doortay Cali Guudlaawe iyo ku xigeenkiisa Yuusuf dabageed, waxaana xusid mudan in Magaalooyinka waa weyn ee Maamulka Hir-Shabeelle  aan looga dabbaal deign Guusha Cali Guudlaawe.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories