HomeWararXubno ka tirsan DFS iyo M/Goboleedyada oo shir uga furmay Muqdisho

Xubno ka tirsan DFS iyo M/Goboleedyada oo shir uga furmay Muqdisho

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka daah-furay shirka Wadatashiga hay’adaha Dasruurka heer federal iyo heer Dowlad goboleed. Shirkaan ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga Lasocodka Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka. Sidoo kale Shirkan […]

- Advertisement -

Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka daah-furay shirka Wadatashiga hay’adaha Dasruurka heer federal iyo heer Dowlad goboleed.

Shirkaan ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga Lasocodka Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka.

- Advertisement -

Sidoo kale Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Wasiirada Wasaaradaha Dastuurka Dowlad goboleedyada, Guddiyada Dastuurka Baarlamaanda Dowlad Goboleedyada iyo xubno matalayay maamulka Gobolka Banaadir.

Shirkaan oo socon doona Muddo Saddex maalin ah ayaa ujeedkiisu yahay sidii loo soo gaba-gabayn lahaa dib-u-eegista farsamo ee dastuurka ku meel gaarka ah oo ay ka soo shaqeeyeen hay’adaha Dastuurka .

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories