HomeWararTOOS:-Doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenka Hirshabeelle oo socota

TOOS:-Doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenka Hirshabeelle oo socota

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka  Hirshabeelle ayaa Goordhow ka bilaabatay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellahaa Dhexe. Howlka ay doorashada ka dhaceyso ayaa waxaa ku sugan Xildhibanada Baarlamanka Hirshabeelle, siyaasiyiin Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan oo halkaas gaaray, Guddoomiyeyaal degmo iyo xubno kale oo farabadan. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa si rasmi ah u […]

- Advertisement -

Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka  Hirshabeelle ayaa Goordhow ka bilaabatay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellahaa Dhexe.

Howlka ay doorashada ka dhaceyso ayaa waxaa ku sugan Xildhibanada Baarlamanka Hirshabeelle, siyaasiyiin Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan oo halkaas gaaray, Guddoomiyeyaal degmo iyo xubno kale oo farabadan.

- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa si rasmi ah u dooran doona Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa, iyagoo horey u doortay Guddoonka Baarlamaanka.

Xilka Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa waxaa ku tartamaya labada Musharax oo kala ah Cabdiraxmaan Jimcaale Cismaan iyo Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ahaa Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Maamulkaas.

Sidoo kale Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka ayaa waxaa u taagan Musharaxiinta Maxamed Maxamuud Cabdule iyo Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo ahaa Guddoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa waxaa uu yahay mid siweyn loo adkeeyay, waxaana la xiray inta badan waddooyinka muhiimka u ah isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha, iyadoo lagu arkayo Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Haramcad iyo kuwo kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories