HomeWararTirinta codadka Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo bilaabatay

Tirinta codadka Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo bilaabatay

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Waxaa goordhow soo dhammaatay Codeyntii ay dhiibteen Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ee Doorashada Madaxweynaha Cusub ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee ka socota Magaalada Jowhar. Guddiga Doorashada ayaa haatan bilaabay tirinta Codadkii ay dhiibteen Xildhibaanada Baarlamaanka, isla markaana ay ugu kala codeyeen laba Musharax oo ku tartameysa xilka Madaxweynaha Hirshabeelle. Xilka Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa waxaa ku tartamaya […]

- Advertisement -

Waxaa goordhow soo dhammaatay Codeyntii ay dhiibteen Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ee Doorashada Madaxweynaha Cusub ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee ka socota Magaalada Jowhar.

Guddiga Doorashada ayaa haatan bilaabay tirinta Codadkii ay dhiibteen Xildhibaanada Baarlamaanka, isla markaana ay ugu kala codeyeen laba Musharax oo ku tartameysa xilka Madaxweynaha Hirshabeelle.

- Advertisement -

Xilka Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa waxaa ku tartamaya labada Musharax oo kala ah Cabdiraxmaan Jimcaale Cismaan iyo Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ahaa Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Maamulkaas.

Howlka ay ka socoto doorashada Madaxweynaha Maamulka ayaa waxaa ku sugan Xildhibanada Baarlamanka Hirshabeelle, siyaasiyiin Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan oo halkaas gaaray, Guddoomiyeyaal degmo iyo xubno kale oo farabadan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories