HomeCaalamkaRa’iisul Wasaarihii dalka Baxreyn oo Goordhow geeriyooday

Ra’iisul Wasaarihii dalka Baxreyn oo Goordhow geeriyooday

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Ra’iisul Wasaarihii waddanka Baxreyn Sheekh Khalifa bin Salman Al Khalifa ayaa lagu warramayaa inuu ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalo ka tirsan dalka Mareykanka. Warar hordhac ah oo la helayo ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaare Sheekh Khalifa  uu maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayay Isbitaalka lagu magacaabo Mayo Clinic ee ku yaalla dalka Mareykanka. Geerida Sheekh […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaarihii waddanka Baxreyn Sheekh Khalifa bin Salman Al Khalifa ayaa lagu warramayaa inuu ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalo ka tirsan dalka Mareykanka.

Warar hordhac ah oo la helayo ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaare Sheekh Khalifa  uu maalmihii lasoo dhaafay ku xanuunsanayay Isbitaalka lagu magacaabo Mayo Clinic ee ku yaalla dalka Mareykanka.

- Advertisement -

Geerida Sheekh Khalifa bin Salman ayaa waxaa xaqiijiyay Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda Baxreyn, in kastoo weli wax war ah uusan kasoo bixin Madaxda sare ee dowladdaas kuna aadan geerida.

Ra’iisul Wasaarihii waddanka Baxreyn Sheekh Khalifa bin Salman Al Khalifa ayaa waxaa uu ahaa Ra’iisul Wasaarihii ugu waqtiga dheeraa ee soo mara adduunka, wuxuuna ku geeriyooday da’da 84 jir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories