HomeWararItoobiya oo fariin u gudbisay Madaxweynayha Suudan iyo Xog laga helay

Itoobiya oo fariin u gudbisay Madaxweynayha Suudan iyo Xog laga helay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wafdi ka socday Dowladda Federaalka Itoobiya oo uu hoggaaminayay  La-taliyaha Amniga ee Ra’iisul Wasaaraha dalkaas ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray Magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudaan. La-taliye Gedu Andagachew ayaa Madaxweynaha Suudaan Cabdifitaax Al-burhaan iyo Ra’iisul Wasaarihiisa Cabdalla  Hamdock u gudbiyay dhambaal ka socday Ra’iisul Waaare Abiy oo ku aadan xaaladda ka taagan Itoobiya. […]

- Advertisement -

Wafdi ka socday Dowladda Federaalka Itoobiya oo uu hoggaaminayay  La-taliyaha Amniga ee Ra’iisul Wasaaraha dalkaas ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray Magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudaan.

La-taliye Gedu Andagachew ayaa Madaxweynaha Suudaan Cabdifitaax Al-burhaan iyo Ra’iisul Wasaarihiisa Cabdalla  Hamdock u gudbiyay dhambaal ka socday Ra’iisul Waaare Abiy oo ku aadan xaaladda ka taagan Itoobiya.

- Advertisement -

Warbaahinta Itoobiya ayaa ku warrantay in kulan gaar ah uu dhexmaray La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Suudaan, kaasi oo looga hadlay dagaalka Ciidanka Itoobiya iyo kuwa Tigreega dhexmaraya.

Dowladdaha Suudaan iyo Itoobiya ayaa waxaa ka dhexeeya xuduud, gaar ahaana aaga ay hadda dagaaladu ka socdaan, taas ayaana la rumeysan yahay in ay xambarsan tahay fariintan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories