HomeWararDowladda Somalia oo diyaar garoow ka gashay soo laba kacleynta COVID-19

Dowladda Somalia oo diyaar garoow ka gashay soo laba kacleynta COVID-19

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku gudo jirto u diyaar garoowga ku aadan sidii looga hortegi lahaa soo laba kacleynta xanuunka COVID-19 iyo cabsida laga qabo xaladaha ka dhalan kara. Hay’adda Save the children oo kamida bahwadaagta Caafimaadka ee Wasaaradda ayaa Isbitaalka De Martino gudoonsiisay daawo iyo agab muhiim u ah la tacaalidda Caabuqa […]

- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku gudo jirto u diyaar garoowga ku aadan sidii looga hortegi lahaa soo laba kacleynta xanuunka COVID-19 iyo cabsida laga qabo xaladaha ka dhalan kara.

Hay’adda Save the children oo kamida bahwadaagta Caafimaadka ee Wasaaradda ayaa Isbitaalka De Martino gudoonsiisay daawo iyo agab muhiim u ah la tacaalidda Caabuqa halista ah COVID-19.

- Advertisement -

Hay’ada USAID oo deeqda ku wareejisay Wasaaaradda Caafimaadka horey marsiisay Save the children, waxaana deeqdaas ay tahay mid loogu tala-galay ka hortega Cudurka oo dalalka Caalamka qaarkood kusoo laba kacleeyay.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa u mahadcelinay Hay’adaha USAID iyo Save the children sida wanaagsan ee ay u garab taaganyigiin Wasaarada Caafimaadka xilliga adag ee gurmadka COVID-19.

Dalal farabadan oo ku yaalla Caalamka ayaa waxaa mar kale kusoo laba kacleeyay Cudurka halista ah ee Coronavirus, waxaana markii horey u geeriyooday kumanaan qof, halka kumanaan kalena ay weli haayo Cudurka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories