HomeWararTaliska Ciidanka AMISOM kulan ka yeeshay amniga Doorashooyinka

Taliska Ciidanka AMISOM kulan ka yeeshay amniga Doorashooyinka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Taliyaha guud ee Ciidanka AMISOM sareeye guud Diomede Ndegeya, ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiisha lixda qeybood ee AMISOM kaasi oo ay uga wada hadleen arrimo badan oo qeyb ka aha xoojinta amniga maadaama ay qeyb ka yihiin la dagaalanka Al-shabaab. Kulanka oo ay hanaanka muqaal-fog araga dhanka INTERNET-KA uga qeyb galeen lixda taliye  qeybaha […]

- Advertisement -

Taliyaha guud ee Ciidanka AMISOM sareeye guud Diomede Ndegeya, ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiisha lixda qeybood ee AMISOM kaasi oo ay uga wada hadleen arrimo badan oo qeyb ka aha xoojinta amniga maadaama ay qeyb ka yihiin la dagaalanka Al-shabaab.

Kulanka oo ay hanaanka muqaal-fog araga dhanka INTERNET-KA uga qeyb galeen lixda taliye  qeybaha AMISOM ayaa looga hadlay qorsheynta hanaanka dib u qaabeynta howlgalka AMISOM iyo sidii loo meel marin lahaa qorashayaasha lagu kaabayo hanaanka la dagaalanka maleeshiyaadka al-shabaab.

- Advertisement -

Saraakiisha ayaa  sidoo kale kulanka ay uga hadleen  talaabooyinka dhanka amaanka la xiriira kuwaas oo loogu talo galay doorashooyinka soo socda ee Soomaaliya.

“Ciidanka AMISOM ee jooga Soomaaliya waxay kaalin weyn ka qaataan la dagaalanka argagaxisada iyaga oo garab ka helaya xoogga dalka Soomaaliya” ayuu yiri Taliyaha guud ee Ciidanka AMISOM.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories