HomeWararDowladda Somalia oo sheegtay in sare loo qaadayo nolasha Bulshada nugul

Dowladda Somalia oo sheegtay in sare loo qaadayo nolasha Bulshada nugul

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay agaasimaha Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP) ee Soomaaliya, Cesar Arroyo. Kulanka oo ahaa midkii u horreyay ee wasiirka uu ku qaabbilo madaxa hay’adda WFP oo ah hey’ad iskaashiga ballaaran la leh wasaaradda ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada shaqeynta ,waxaana […]

- Advertisement -

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay agaasimaha Barnaamijka Cunnada Adduunka (WFP) ee Soomaaliya, Cesar Arroyo.

Kulanka oo ahaa midkii u horreyay ee wasiirka uu ku qaabbilo madaxa hay’adda WFP oo ah hey’ad iskaashiga ballaaran la leh wasaaradda ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada shaqeynta ,waxaana isla markaana lagu dar dar galinaayey shaqooyinka ay hey’addu waddo.

- Advertisement -

Agaasimaha WFP ee Soomaaliya, Cesar Arroyo ayaa boggaadiyay shaqooyinka Wasaaradda iyo xariirka wada shaqeynta ah ee ka dhaxeysa, wuxuuna sidoo kale warbixin ka siiyay wasiirka , dadaallada lagu dhimayo faqriga iyo kobaca nolaleed ee muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Wasiir Duraan, ayaa sheegay inuu dadaal galinayo sidii loo dardargelin lahaa howlaha muhiimka ah ee ay bulshada u heyso Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, wuxuuna caddeeyay in diiradda la saarayo sidii kor loogu qaadi lahaa nolasha bulshada nugul iyo qorshayaasha taageerraya shaqo abuurka, xirfadaha iyo bad-qabka goobaha shaqada iyo shaqaalaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories