HomeWararWafdi ka socday Dowladda Talyaaniga oo gaaray Hobyo iyo Ujeedka

Wafdi ka socday Dowladda Talyaaniga oo gaaray Hobyo iyo Ujeedka

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Magaalo xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa wafdi ka socday dowladda Tanyaaniga iyo Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Kaluumaysiga Galmudug. Wafdigan oo uu hoggaaminayay Safiirka Talyaaniga u fadhiga Soomaaliya Alberto Vecchi, ayna qeyb ka haayeen Mas’uuliyiin sar sare oo ka socotay WFP ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Hobyo kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin kala duwan […]

- Advertisement -

Magaalo xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa wafdi ka socday dowladda Tanyaaniga iyo Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Kaluumaysiga Galmudug.

Wafdigan oo uu hoggaaminayay Safiirka Talyaaniga u fadhiga Soomaaliya Alberto Vecchi, ayna qeyb ka haayeen Mas’uuliyiin sar sare oo ka socotay WFP ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Hobyo kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan maamulkaas.

- Advertisement -

Ujeedka Safiir Alberto Vecchi iyo Wasiirk Dekedaha iyo Kaluumaysiga Galmudug Cabdi Saabir Nuur Shuuriye ayaa waxaa uu yahay sidii ay u dhagax dhigi lahaayeen dhismaha Deked macmal ah oo Hay’adda WFP ay Hobyo ka dhisi doonto

Wasiirka Dekaddaha Galmudug Cabdi Saabir Nuur Shuuriye ayaa dhawaan Magaalada London ku saxiixday heshiis lagu dhisayo Dekedda Hobyo, waxaana Dekedaan Macmalka ah suurta galin doontaa in qalabka lagu dhisayo dekeda laga soo dajiyo halkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories