HomeWararMurashixiin u taagan Xilka Madaxweynaha iyo M/Ku xigeenka Hir-Shabeelle oo la diiwaan...

Murashixiin u taagan Xilka Madaxweynaha iyo M/Ku xigeenka Hir-Shabeelle oo la diiwaan galiyay

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Guddiga Doorashada   Madaxeeynaha iyo Madaweyne Ku xigeenka Dowlad Goboleedka  Hirshabelle ayaa diiwaan galiyay Murashxiinta u taagan Xilalka Madaxweynaah iyo madaxweyne ku xigeen maamulkaasi. Guddoomiyaha Guddiga Doorashada   Madaxeeynaha iyo Madaweyne Ku xigeenka DG Hirshabelle Xil.Caaisho Khaliif Xaji Maxamed ayaa Gudoonsiiyay Shahaadada Musharaxnimada Murashixiinta kala ah Cabdiraxmaan Jimcaale Cusmaan oo utartamayo Jagada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Hirshabelle, Musharax […]

- Advertisement -

Guddiga Doorashada   Madaxeeynaha iyo Madaweyne Ku xigeenka Dowlad Goboleedka  Hirshabelle ayaa diiwaan galiyay Murashxiinta u taagan Xilalka Madaxweynaah iyo madaxweyne ku xigeen maamulkaasi.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada   Madaxeeynaha iyo Madaweyne Ku xigeenka DG Hirshabelle Xil.Caaisho Khaliif Xaji Maxamed ayaa Gudoonsiiyay Shahaadada Musharaxnimada Murashixiinta kala ah Cabdiraxmaan Jimcaale Cusmaan oo utartamayo Jagada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Hirshabelle, Musharax Cali Guudlawe Xuseen oo u tartamayo Jagada Madaxweynaha iyo Musharax Yuusuf Axmed Hagar oo utartamayo Jagada Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle.

- Advertisement -

Maamulka Hir-shabeelle ayaa dhawaan gali doona doorashada madaxweynaah iyo maadxweyne ku xigeenka, waxana horay loos oo dhisay baarlamaanka labaad ee maamulkaasi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories