HomeWararMunaasabad lagu daahfuray Dekedda Kalluumeysiga Hobyo oo Soo gaba-gabowday

Munaasabad lagu daahfuray Dekedda Kalluumeysiga Hobyo oo Soo gaba-gabowday

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Qorshaha dhismaha Dekedda Kalluumeysi waxa uu soo socday muddo 3 Sanno ah, laakiin Dakadaha Galmudug. Cabdi Saabir Nuur Shuuriye wuxuu intii uu joogay xafiiska waqti badan galiyey in si hufan loogu tartamo howsha dhismaha, lana bilaabo howsha dhismaha. Dekeddan waxaa maalgalinaya Dowladda Talyaaniga, iyagoo soo marsiiyey WFP, waxaana dhisaya shirkadda Global Link. Dekeddan oo ay […]

- Advertisement -

Qorshaha dhismaha Dekedda Kalluumeysi waxa uu soo socday muddo 3 Sanno ah, laakiin Dakadaha Galmudug.

Cabdi Saabir Nuur Shuuriye wuxuu intii uu joogay xafiiska waqti badan galiyey in si hufan loogu tartamo howsha dhismaha, lana bilaabo howsha dhismaha.

- Advertisement -

Dekeddan waxaa maalgalinaya Dowladda Talyaaniga, iyagoo soo marsiiyey WFP, waxaana dhisaya shirkadda Global Link.

Dekeddan oo ay ku xiran karaan doomaha dhererkoodu yahay ugu badnaan 20 mitir, ayaa waxa aan rajaynaynaa in uu dhismaheedu ku soo dhammaado muddo Lix (6) bil ah, waxa aan sidoo kale si kumeel-gaar ah loogu adeegsan karaa Dekeddan baahiyaha kale.

Dekeddan Kalluumeysi waxa ay suurtagelin doontaa horumarinta kalluumeysiga Galmudug, qeyb muhiim ahna ka qaadan doontaa shaqo abuurka dhalinyarada.

- Advertisement -

Dhinaca kale waxaa dhammaadka bishan dalka soo gaari doona Injineero ka socda Shirkadda Oriental Terminal oo hordhaca u ahaa dhismihii Dekadda weyn ee Hobyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories