HomeWararGuddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Jubbaland oo Gurigiisa Bom-gacmeed lagu weeraray

Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Jubbaland oo Gurigiisa Bom-gacmeed lagu weeraray

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wararka aan Caawa ka helayno  Gobolka Jubbada Hoose ee Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa ku warramaya in Caawa Bom-gacmeed lagu weeraray Guri uu daggan yahay Mas’uul ka tirsan Maamulkaasi Jubbaland. Guddoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka Jubbaland  Cabdi Baaleey ayaa la sheegay in Caawa Koox hubeysan ay Bomgacmeed ku weerareen, waxaana ka dhashay Khasaare kala duwan. Wararku waxaa […]

- Advertisement -

Wararka aan Caawa ka helayno  Gobolka Jubbada Hoose ee Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa ku warramaya in Caawa Bom-gacmeed lagu weeraray Guri uu daggan yahay Mas’uul ka tirsan Maamulkaasi Jubbaland.

Guddoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka Jubbaland  Cabdi Baaleey ayaa la sheegay in Caawa Koox hubeysan ay Bomgacmeed ku weerareen, waxaana ka dhashay Khasaare kala duwan.

- Advertisement -

Wararku waxaa ay sheegayaan in Guddoomiye ku xigeenku uu ka bad-baaday weerarkaas Bom-gacmeed ahaa, basle warar ayaa sheegaya in ay ku dhaawacmeed seddex ruux oo ka tirsan Qoyska  Cabdi Baaleey.

Kooxdii weerarka fulisay ayaa la sheegay in ay goobta ka baxsadeen, waxana socda howlgallo lagu baadi goobayo dadkii falkaasi ka dambeeyay, waxaana hadda lasoo sheegayaa in guddoomiye ku xigeenka aysan waxba soo gaarin.

Deegaanada Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka dhaca weerarada loo gaysto mas’uuliyiinta ka tirsan Maamulkaasi Jubbaland, waxaana Xalay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo lagu weeray Mas’uul ka tirsan maamulkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories