HomeWararDuqa Muqdisho oo dhagax dhigay Wadada Jubada sare dardaarana u jeediyay Bulshada...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Wadada Jubada sare dardaarana u jeediyay Bulshada Caasimadda

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Guddoomiyaha Goboklka Banaaadir  Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filsh) ayaa maanta dhagax dhigay Wadada Jubada sare oo Xiriirisa inta u dhexeysa Ex Hotel Jubba iyo 4-ta Jardiino. Waddada oo ah mid aad u bur-bursan aaya waxaa dhibaato ku qaaby dadka shacabka ah ee isticmaala, gaar ahaan gaadiidleyda oo inta badan ku dhibaatooda Isticmaalka Wadada Jubada sare […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Goboklka Banaaadir  Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filsh) ayaa maanta dhagax dhigay Wadada Jubada sare oo Xiriirisa inta u dhexeysa Ex Hotel Jubba iyo 4-ta Jardiino.

Waddada oo ah mid aad u bur-bursan aaya waxaa dhibaato ku qaaby dadka shacabka ah ee isticmaala, gaar ahaan gaadiidleyda oo inta badan ku dhibaatooda Isticmaalka Wadada Jubada sare oo Xiriirisa inta u dhexeysa Ex Hotel Jubba iyo 4-ta Jardiino, wax ka badan 30-sano ayay ayaysan helin wax dayactir ah.

- Advertisement -

Guddoomiye Cumar Filish ayaa shacabka Degmooyinka Shibis iyo Boondheere kula dardaarmay in ay ka qeyb qaataan Nadiifinta Wadooyinka mara Degmooyinkooda kadib markii uu maanta.

Waddooyinka caasimadda ayaa intooda badan waxaa ay yihiin kuwo bur-bursan, waxaana bulshadua y ku rafaadaan xiliiyada Roobabka oo waddooyinka Caasimadda ay fariistaan Biyo aad u tiro badan oo qasba in qaar ka mid ah Waddooyinku ay xirmaan, waxana taasi ay dhibaato ku tahay bulshada ku nool Muqdisho.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories