HomeWararDFS oo kulan Deg-deg isugu yeertay Diblomaasiyiin ku sugan Muqdisho

DFS oo kulan Deg-deg isugu yeertay Diblomaasiyiin ku sugan Muqdisho

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah isugu yeertay Diblomaasiyiinta fasax la’aanta ku jooga gudaha Magaalada Muqdisho iyo kuwa fasaxa heysta. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Agaasimaha Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Wasaaradda Maxamed Cabdi Xasan ayaa waxaa Diblomaasiyiinta ku qoran Safaaradaha Dibadda ee Somalia kuna Muqdisho loogu wargeliyay inay soo xaaridaan […]

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah isugu yeertay Diblomaasiyiinta fasax la’aanta ku jooga gudaha Magaalada Muqdisho iyo kuwa fasaxa heysta.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Agaasimaha Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Wasaaradda Maxamed Cabdi Xasan ayaa waxaa Diblomaasiyiinta ku qoran Safaaradaha Dibadda ee Somalia kuna Muqdisho loogu wargeliyay inay soo xaaridaan Xarunta Wasaaradda 14-ka bishaan November 2020.

- Advertisement -

Dhammaan Diblomaasiyiinta ku qoran Safaaradaha Dibadda ayaa waxaa la faray inay kasoo qeyb galaan kulanka deg-dega ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya isugu yeertay.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku sugan Diblomaasiyiin dhowr ah oo dowladda federaalka ugu qoran  Safaarado Dibadda ah, kuwaasi oo qaarkood fasax ku jooga Caasimadda, halka kuwo kalena ay u joogaan arrimo gaar u ah.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories