HomeWararCiidanka Dowladda oo fuliyay howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Ciidanka Dowladda oo fuliyay howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliya ee DANAB ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen deegaan ka tirsan Gobolka Jubbada Dhexe oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-shabaab. Saraakiisha hoggaaminayay howlgalka oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa u sheegay in howlgalkaas oo ka dhacay deegaanka Caraboow oo qiyaastii 50-km ujira degmada Bu’aale […]

- Advertisement -

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliya ee DANAB ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen deegaan ka tirsan Gobolka Jubbada Dhexe oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-shabaab.

Saraakiisha hoggaaminayay howlgalka oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa u sheegay in howlgalkaas oo ka dhacay deegaanka Caraboow oo qiyaastii 50-km ujira degmada Bu’aale lagu dilay Sarkaal ka tirsnaa Al-shabaab.

- Advertisement -

Saraakiisha Dowladda ayaa sheegay in Sarkaalka la dilay uu Shabaab u qaabilsanaa dhinaca Jabhadaha laguna magacaabi jiray Xasan Sufiyaan Qooreey iyo xubno kale oo la socday, waxaana sidaas lagu baahisay Idaacadda ku hadashay Codka Ciidamada Qalabka Sida.

Ciidanka Xoogga dalka ayaa maalmihii lasoo dhaafay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab waxaa ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolada dalka, waxaana xusid mudan in labada dhinac uu dhexmaray dagaalo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories