HomeWararBaarlamaanka Puntland oo dib u dhigay ka doodista xeer muhiim ah

Baarlamaanka Puntland oo dib u dhigay ka doodista xeer muhiim ah

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka  Puntland ayaa Maanta Magaalada Garoowe ku yeeshay Fadhiga 10-aad ee Kalfadhiga 47-aad Baarlamaanka Maamulkaas oo uu shir guddoomiyay Guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil. Fadhiga maanta oo Ajandaha ahaa ka doodista xeerka Isgaarsiinta Puntland ayaa dib loo dhigay illa maalinta Arbacada ka dib codsiga Guddiga Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka Golaha Wakiillada DPL oo xeerka […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka  Puntland ayaa Maanta Magaalada Garoowe ku yeeshay Fadhiga 10-aad ee Kalfadhiga 47-aad Baarlamaanka Maamulkaas oo uu shir guddoomiyay Guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.

Fadhiga maanta oo Ajandaha ahaa ka doodista xeerka Isgaarsiinta Puntland ayaa dib loo dhigay illa maalinta Arbacada ka dib codsiga Guddiga Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka Golaha Wakiillada DPL oo xeerka gacanta ku haya.

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaana cod aqlabiyad ah ku ogolaaday in labo maalmood oo dheer ah la siiyo Guddiga sida uu qabo Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada Qodobkiisa 58-aad iyo Qodobka 70-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland Puntland.

Xeerka Isgaarsiinta Puntland ayaa ka kooban 38 Qodob waxa uuna bedeli doona xeer sharci Lr. 15 ee 17-12-2007 kuna saabsanaa Isgaarsiinta iyo Khidmadaha, maadama uu la socon waayay horumarka deg degga ah ee ay ku talaabsanayso Isgaarsiinta casriga ah iyo is-bedelka khidmadaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories