HomeWararWafdi ka socday Kenya oo soo gaaray Muqdisho lana kulmay Mas’uuliyiin

Wafdi ka socday Kenya oo soo gaaray Muqdisho lana kulmay Mas’uuliyiin

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Magaalada Muqdisho ayaa soo saaray wafdi ka socday Dowladda Kenya oo uu hoggaaminayay Xoghayaha sare ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaas, iyagoo lagu soo dhaweeyay Muqdisho. Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cali Nuur Xaaji ayaa Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Xoghayaha sare ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda  Kenya Danjire Macharia Kamau, […]

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa soo saaray wafdi ka socday Dowladda Kenya oo uu hoggaaminayay Xoghayaha sare ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaas, iyagoo lagu soo dhaweeyay Muqdisho.

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cali Nuur Xaaji ayaa Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Xoghayaha sare ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda  Kenya Danjire Macharia Kamau, iyo wafdiga wehlinayay.

- Advertisement -

Xoghaye Maxamed Cali Nuur ayaa Kenya kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo siyaabaha loo horumarin karo iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo muddooyinkii u dambeeyay xiriirkooda mugdi galay.

Wafdiga uu hoggaaminayay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya oo socdaalkooda ahaa mid hal maalin ahaa ayaa isla shalay dib ugu laabtay Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories