HomeWararMas’uul ka tirsan Jubbaland oo lagu weeraray Gobolka Gedo

Mas’uul ka tirsan Jubbaland oo lagu weeraray Gobolka Gedo

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wararka ka  imaanaya Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa ku warramaya in Caawa Koox hubeysan ay weerareen Mas’uul ka tirsan Jubbaland. Wararku waxaa ay sheegayaan in Hanti dhowaraha degmada  Baardheere ay weerareen Kooxda oo ahaa kuwo hubeysan, waxana dadka degaanku ay sheegayaan in dhacdadu ay ka dhacday Gudaha degmadaasi Baardheere. Hanti Dhowraha  ayaa la sheegay […]

- Advertisement -

Wararka ka  imaanaya Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa ku warramaya in Caawa Koox hubeysan ay weerareen Mas’uul ka tirsan Jubbaland.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Hanti dhowaraha degmada  Baardheere ay weerareen Kooxda oo ahaa kuwo hubeysan, waxana dadka degaanku ay sheegayaan in dhacdadu ay ka dhacday Gudaha degmadaasi Baardheere.

- Advertisement -

Hanti Dhowraha  ayaa la sheegay in uu ku dhaawacmay weerar kaas, waxaana lagu magacaaba mas’uulka Cabdirashid Cabdiqadir Warsame.

Ma jiraan dad kale oo ku waxyeeloobay dhacdadaasi, waxaana goob joogayaal ay sheegen in Mas’uulkaasi Xaaladdiisa caafimaad lagu dabiibayo gudaha Baardheere.

Wixii war ah oo kusoo kardho halkaan kala soco.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories