HomeWararMadaxweynihii Amxaarada ee Itoobiya oo si lama filaan ah isku Casilay

Madaxweynihii Amxaarada ee Itoobiya oo si lama filaan ah isku Casilay

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Madaxweynihii Ismaamulka Amxaarada Itoobiya, Temesgen Tiruneh ayaa is casiley, xilli dagaallo culus ay ka socdaan xuduudka labada Gobol ee Amxaraada iyo Tigreega ee Woqooyiga Itoobiya. Warbaahinta Itoobiya ayaa waxaa ay ku warramaysaa in Madaxweyne Temesgen uu xilka iska casilay, isla markaana waxaa sababta lagu sheegay inay tahay inuu  doonayo inuu ka qayb noqdo badbaadinta dalka. […]

- Advertisement -

Madaxweynihii Ismaamulka Amxaarada Itoobiya, Temesgen Tiruneh ayaa is casiley, xilli dagaallo culus ay ka socdaan xuduudka labada Gobol ee Amxaraada iyo Tigreega ee Woqooyiga Itoobiya.

Warbaahinta Itoobiya ayaa waxaa ay ku warramaysaa in Madaxweyne Temesgen uu xilka iska casilay, isla markaana waxaa sababta lagu sheegay inay tahay inuu  doonayo inuu ka qayb noqdo badbaadinta dalka.

- Advertisement -

Warar la helayo ayaa Temesgen Tiruneh oo ahaa Madaxweynihii Ismaamulka Amxaarada Itoobiya lagu bedelay nin lagu magacaabo Ato Agenehu Teshager, kaasi noqoya Madaxweynaha Cusub ee Amxaarada

Madaxweynahan is casilay ayaa waxaa uu maalintii shalay aheyd bartiisa Facebook soo dhigay, isagoo oo ku lebisan dreiska Ciidanka Milateriga dowladda Federaalka ee Itoobiya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories