HomeWararMaamul Goboleedkii labaad oo ka hadlay Doorashadii Mareykanka

Maamul Goboleedkii labaad oo ka hadlay Doorashadii Mareykanka

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Madaxweynaha Cusub ee Mareykanka Joe Biden ugu hambaleeyay guushii uu ka gaaray Doorashadii ka dhacady dalkaas. Madaxweyne Qoorqoor oo Qoraal soo saaray ayuu ku sheegay in guushii Madaxweyne Joe Biden ka gaaray Doorashada ay aheyd mid taariikhi ah, isla markaana uu ka guuleystay Madaxweynihii hore ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Madaxweynaha Cusub ee Mareykanka Joe Biden ugu hambaleeyay guushii uu ka gaaray Doorashadii ka dhacady dalkaas.

Madaxweyne Qoorqoor oo Qoraal soo saaray ayuu ku sheegay in guushii Madaxweyne Joe Biden ka gaaray Doorashada ay aheyd mid taariikhi ah, isla markaana uu ka guuleystay Madaxweynihii hore ee dalkaas Donald Trump.

- Advertisement -

“Waxaan ugu hambalyeynayaa Madaxweynaha la doortay Joe Biden iyo VP-Elect Kamala Harris guushooda taariikhiga ah. Bogaadin gaar ah ayaa u jeedinayan dadka Mareykanka oo doortay haweeneydii ugu horeysay ee VP iyo dejinta xaalad cusub oo ah ka qeybgalka haweenka ee maamulka” ayuu yiri Qoorqoor.

Madaxweynaha dowladda  Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland ayaa hambalyo iyo boggaadin u diray Madaxweynaha Cusub ee Mareykanaka Joe Biden oo ka adkaayay Donald Trump.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories