HomeCaalamkaJoe Biden oo la saadaalinayo in xayiraadaha uu ka qaado Dalal ay...

Joe Biden oo la saadaalinayo in xayiraadaha uu ka qaado Dalal ay ku jirto Somalia

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Madaxweynaha la doortay Joe Biden ayaa qorsheynaya in marka ugu horeysa ee uu la warego xilka uu doonayo in uu joojiyo ka xayiraadaha socdaalka ee Donald Trump uu saray in ka badan 10 dal, oo u badan waddamada muslimka ah. Madaxweynaha la doortay wuxuu balan qaaday inuu si deg deg ah u joojinayo xayiraadaha safarka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha la doortay Joe Biden ayaa qorsheynaya in marka ugu horeysa ee uu la warego xilka uu doonayo in uu joojiyo ka xayiraadaha socdaalka ee Donald Trump uu saray in ka badan 10 dal, oo u badan waddamada muslimka ah.

Madaxweynaha la doortay wuxuu balan qaaday inuu si deg deg ah u joojinayo xayiraadaha safarka ee maamulka Trump ku soo rogay in ka badan toban dal.

- Advertisement -

Bishii Oktoobar, Biden waxaa kale oo uu ballan-qaaday inuu ku riixayo siyaasiyiinta sharciyo lagula dagaallamayo tirada sii kordheysa ee la xiriirta dambiyada naceybka ah ee khuseeya Mareykanka.

Trump markii uu xafiiska qabtay waxa uu soo saaray amar fulin ah oo ka mamnuucaya toddobo dal oo u badan Muslimiin in ay soo galaan Mareykanka.

Dalaka Soomaaliya,Liibiya,Iiraan,Suudaan,Yemen  iyo kuwo kale ayaa ka mid ah wadamada Mareykanku ay ku soo rogeen xayiraadaha dhanka socdaalka ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories