HomeWararHay’adda UNESCO oo Wariyaal Soomaaliyeed guddoonsiisay Buug yaraha habka Bad-baadada COVID19

Hay’adda UNESCO oo Wariyaal Soomaaliyeed guddoonsiisay Buug yaraha habka Bad-baadada COVID19

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Hay’adda UNESCO ayaa Wariyaal Soomaaliyeed waxaa ay guddoonsiisay Buug yaraha habka Bad-baadada wariyaasha tebinaaya Safmarka Covid19 ee Soomaaliya, waxaana Buuggani uu siinayaa Wariyaasha timaamo ku sabsan hab tebinta Safmarka Covid19 ee Soomaaliya. Buuggaan oo ay taabba galisay UNESCO ayaa soo koobaya tilmaamo dhowr ah oo la xariira Caabuqa Covid19, waxaana wariyaasha uu ka caawinayaa sidii […]

- Advertisement -

Hay’adda UNESCO ayaa Wariyaal Soomaaliyeed waxaa ay guddoonsiisay Buug yaraha habka Bad-baadada wariyaasha tebinaaya Safmarka Covid19 ee Soomaaliya, waxaana Buuggani uu siinayaa Wariyaasha timaamo ku sabsan hab tebinta Safmarka Covid19 ee Soomaaliya.

Buuggaan oo ay taabba galisay UNESCO ayaa soo koobaya tilmaamo dhowr ah oo la xariira Caabuqa Covid19, waxaana wariyaasha uu ka caawinayaa sidii ay u sameyn lahaayeen taxadar dheeraad ah oo ku aaddan Caabuqa, sida: Calaamadaha lagu garan karo Covid19, Talooyin ku aaddan sidii looga hortagi lahaa, Calaamadaha Hor-dhaca u ah iyo talooyin kale oo uu bixinayo Buuggani.

- Advertisement -

Ha’adda ayaa la kaashatay Buugga SONATCOM, waxaa la guddoonsiyay Wariyaal ka howlgala xaruumo kala duwan, iyadoo uu siinayaa timaamo ku sabsan hab tebinta Safmaraka Covid19 ee Soomaaliya.

Waxaa la gaarsiiyay Buug-yaraha 16 Xaruun warbaahineed oo ka tirsan Ururka  Warbaahinta Madaxa Bannaan ee SIMHA, waxaana ka faa’iidaysanaya Buugga wariyaasha ka howlagala Xaruumahaasi, iyadoo uu xanbaarsan yahay Tilmaamo hagayaa hab tebinyooda iyo sidii ay uga bad-baadin lahaayeen Wariyaashu naftooda iyo tan Bulshada kale.

Wariyaasha la guddoonsiiyay Buug yaraha ayaa ka mahad celiyay, maaddama uu ka caawinayo waxyaabo badan oo ku aaddan sidii ay u wajihi lahaayeen hab tebinta iyo Habka bad-baadada Covid19, Buug yaraha habka Bad-baadada wariyaasha tebinaaya Safmarka Covid19 ee Soomaaliya ayaa wariyaasha u ah muhiim.

- Advertisement -

Covid19 ayaa dunida Saameyn weyn ku yeeshay, waxaana Wariyaashu ay yihiin kuwa mar waliba u taagan soo gudbinta dhacdooyinka la xariira Caabuqa, maaddama uu noqday Musiibo dunida ku habsatay, taasi oo loo baahan yahay in ay Bulshadau wax badan ka ogaadaan, waxaana warbaahintu ay tahay meesha ugu fudud ee loo mari karo.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories