HomeWararDowladda Somalia iyo Hay’adda WFP oo isla gartay Arrimo muhiim ah

Dowladda Somalia iyo Hay’adda WFP oo isla gartay Arrimo muhiim ah

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS Jamaal Maxamed Xasan ayaa Kulan muhiim ah maanta la yeeshay Madaxda Hey’adda Cunada adduunka ee (WFP). Kulankan oo looga hadlay xoojinta wada shaqeynta wasaaradda iyo hey’adda Cunadda adduunka ee (WFP), ayaa isla markaana waxaa lagu dar dar galinaayey shaqooyinka ay hey’addu ka waddo dalka. Agaasimaha Hay’adda […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS Jamaal Maxamed Xasan ayaa Kulan muhiim ah maanta la yeeshay Madaxda Hey’adda Cunada adduunka ee (WFP).

Kulankan oo looga hadlay xoojinta wada shaqeynta wasaaradda iyo hey’adda Cunadda adduunka ee (WFP), ayaa isla markaana waxaa lagu dar dar galinaayey shaqooyinka ay hey’addu ka waddo dalka.

- Advertisement -

Agaasimaha Hay’adda Cunada Adduunka ee Soomaaliya Mr Cesar Arroyo, ayaa bogaadiyay shaqooyinka Wasaarada Qorsheynta iyo xariirka wada shaqeynta ah ee ka dhaxeyso.

Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka wasaaradda Qosheynta Maal- gashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Dowladda Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay in howlaha ay dalka ka waddo hey’adda (WFP) sii dar-dar-galiso si adeegyadda dalka ay ka hayso u noqdan kuwa anfac Ummadda.

Kulankan ayaa ku soo idlaaday waji wanaagsan iyadoo la isla gartay sidii wada shaqeynta iyo howlaha muhiimada leh ay xoogga u saari lahayd Hay’ada barnaamijyadda cunada aduunka ee (WFP).

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories