HomeWararDiiwaan-gelinta Musharaxiinta M/weynaha Hirshabeelle iyo kuxigeenka oo bilaabaneysa

Diiwaan-gelinta Musharaxiinta M/weynaha Hirshabeelle iyo kuxigeenka oo bilaabaneysa

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa ayaa Maanta oo Axad ah bilaabaya Diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha iyo ku-xigeenka. Guddiga oo shalay soo saaray Jadwalka Doorashada ayaa shaaciyay in Maanta la bilaabayo diiwan-gelinta Musharaxiinta u taagan qabashad xilka Madaxweynaha iyo ku-xigeenka, isla markaana Musharaxiinta tagaan Xarunta Guddiga. Sidoo kale Guddiga ayaa sheegay in […]

- Advertisement -

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa ayaa Maanta oo Axad ah bilaabaya Diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha iyo ku-xigeenka.

Guddiga oo shalay soo saaray Jadwalka Doorashada ayaa shaaciyay in Maanta la bilaabayo diiwan-gelinta Musharaxiinta u taagan qabashad xilka Madaxweynaha iyo ku-xigeenka, isla markaana Musharaxiinta tagaan Xarunta Guddiga.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddiga ayaa sheegay in Is-diiwaan-gelinta ay ku egtahay maalinta barri, inta ka horeysana Musharaxiinta kala duwan looga baagan yahay inay qaatan Shahaada caddeeyneysa Musharatinimada.

Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ka socda ololihii ugu dambeeyay ee Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku-xigeenka, waxaana Musharaxiinta qaarkood ay wadaan kulamo siyaasadeed.

Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa ayaa la shaaciyay inay dhici doonto 11-ka bishaan November 2020 oo ku beegan Arbacada soo socota, waxaana Jowhar laga dareemayaa diyaar garoow Doorashada.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories