HomeWararMuxuu yahay Ajendaha kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka?

Muxuu yahay Ajendaha kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka?

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah waxaa la filayaa in kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshaan Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Sida uu qorshahu yahay ajendaha kulanka Maanta ee Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay Warbixin ku saabsan saameynta Cudurka halista ah ee COVID-19 ee cunto soo saarka iyo nafaqada dalka […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah waxaa la filayaa in kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshaan Xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Sida uu qorshahu yahay ajendaha kulanka Maanta ee Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay Warbixin ku saabsan saameynta Cudurka halista ah ee COVID-19 ee cunto soo saarka iyo nafaqada dalka iyo Warbixin ku aadan saameynta COVID-19 ee Ganacsiga.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu socdo kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa Akhrinta labaad lagu marsiin doonaa Hinside sharciyeedka Socdaalka Soomaaliya oo todobaadkii hore Golaha Akhrinta Koowaad marsiiyeen.

Xalay ayaa waxaa Xildhibaanada Golaha Shacabka loo diray fariimo ku aadan inuu jiro kulan, isla markaana looga baahan yahay inay kasoo qeyb galaan, si loo dardar-geliyo shaqooyinka horyaalla Baarlamaanka.

Guddoomiyaha Golaha Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa horey u sheegay in Baarlamaanka uu sii shaqeyn doono ilaa iyo inta laga soo dooranayo Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories