HomeWararMadaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka dhoofay Muqdisho iyo ujeedkiisa

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka dhoofay Muqdisho iyo ujeedkiisa

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Sh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Warar la helayo ayaa sheegaya in Sheekh Shariif iyo wafdiga la socday ay ku wajahan yihiin dalka Jabuuti, iyagoona halkaas tegi doona saacadaha soo socda, waxaana Sariif Garoonka ka sagootiyay xubno ka […]

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Sh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Warar la helayo ayaa sheegaya in Sheekh Shariif iyo wafdiga la socday ay ku wajahan yihiin dalka Jabuuti, iyagoona halkaas tegi doona saacadaha soo socda, waxaana Sariif Garoonka ka sagootiyay xubno ka tirsan xisbigiisa.

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa kulamo kala duwan la qaadan doona Mas’uuliyiinta  ugu sarreeysa dowladda Jabuuti, isagoo kala hadli doona arrimo kaal duwan oo ah kuwo qorsheysan.

Dowladda Jabuuti oo ay Ciidamo Nabad Ilaalin ka joogaan Soomaaliya, ayaa la saadaalinaya inay ka mid noqon doonaan dalalka sida weyn u daneyn doono doorashada dalka Soomaaliya ka dhaceysa dhammaadka sanadkaan 2020/2021.

Sidoo kale Jabuuti waxay aheyd halkii Sheekh Shariif lagu doortay sanadkii 2009, xilligaasoo dowladda Jabuuti martigelisay wada hadaladii u dhaxeeyay Isbaheysigii ARS iyo dowladdii TFG-da oo ugu dambeyn keentay in isku darka labo Baarlamaan oo Mucaaradka iyo dowladda in dowlad Midnimo Qarana la soo dhisay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories