HomeWararMadaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay wafdi ka socday Dowladda

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay wafdi ka socday Dowladda

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Hay’addaha u xilsaaran Dib-U-Eegista Dastuurka ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Wafdigan oo uu hoggaaminay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dastuurka Ludfi Shariif Maxamed ayaa waxaa kamid ahaa Guddoomiyaha Guddiga la- socodka iyo dib u eegista Dastuurka ee BJFS Senator Cabdi Xasan Cawaale, […]

- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Hay’addaha u xilsaaran Dib-U-Eegista Dastuurka ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wafdigan oo uu hoggaaminay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dastuurka
Ludfi Shariif Maxamed ayaa waxaa kamid ahaa Guddoomiyaha Guddiga la- socodka iyo dib u eegista Dastuurka ee BJFS Senator Cabdi Xasan Cawaale, Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee arrimaha Dastuurka  Maxamed Dahir Afrax oo  Dhuusamareeb u tegay dardar-gelinta dib u eegista dastuurka.

- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa wafdiga ka xog-wareystay safarkood, isagoo intaas kadib kula dardarmay xubnahan inay guulo wax ku ool ah ay kasoo hoyaan daddaalada dib u qaabeynta dastuurka JFS inta uusan dhammaan muddo xileedka hay’adaha dastuuriga ah.

Kulankan ayaa waxaa Madaxweyne ku-xigeenka Cali Daahir Ciid ku wehlianayey Wsiirka Dastuurka Galmudug Daa’uud Macallin iyo wubno Ka tirsan Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories