HomeWararCC Shakuur “Guddiyada Doorasho ee Galmudug iyo Hirshabeelle waa xubno ka tirsan...

CC Shakuur “Guddiyada Doorasho ee Galmudug iyo Hirshabeelle waa xubno ka tirsan NISA”

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay Guddiga Doorashooyinka 2020/2021 oo ay soo magacaabeen dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug. Qoraal uu soo saaray C/raxmaan C/Shakuur ayuu ku sheegay in inta badan labada Guddi ee Doorashada ee Hirshabeelle iyo Galmudug ay yihiin xubno ka tirsan Hay’adda nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA. […]

- Advertisement -

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay Guddiga Doorashooyinka 2020/2021 oo ay soo magacaabeen dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug.

Qoraal uu soo saaray C/raxmaan C/Shakuur ayuu ku sheegay in inta badan labada Guddi ee Doorashada ee Hirshabeelle iyo Galmudug ay yihiin xubno ka tirsan Hay’adda nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA.

- Advertisement -

Siyaasiga ayaa Qoraalkiisa ku sheegay in xubnaha Guddigyadaas laga soo magacaabay Xafiiska Taliyaha NISA, wuxuuna tilmaamay in xubnaha Guddiga Doorashada heer Federaal yihiin intooda badan taageerayaasha baraha Buulshada ee M/weyne Farmaajo.

“Inta badan xubnaha labada guddi doorasho ee laga soo magacaabay Hirshabele iyo Galmudug waa xubno ka tirsan hay’adda Nabadsugidda Qaranka, waxaana badankood laga soo magacaabay xafiiska taliyaha nabadsugidda” ayuu yiri CC Shakuur.

Sidoo  kale waxaa uu intaas sii raacsiiyay Siyaasiga “Guddiga heer Federaal uu badankiisa yahay taageerayaashii baraha bulshada ee Madaxweyne Farmaajo, waxaana soo xulay agaasime ku xigeenka Xafiiska madaxweynaha. Suuragal maaha in masiirka Dalka iyo doorashada deegaanka aan dadkiisa metelno ay ka arrimiyaan labo wiil oo ilma adeero ah”.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories