HomeWararAkhriso:-Magacyada Guddiga Doorashada Xildhibaanada BFS ee Somaliland

Akhriso:-Magacyada Guddiga Doorashada Xildhibaanada BFS ee Somaliland

Date:

Related stories

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa lagu magacaabay guddiga Doorashada oo ka kooban 11-xubnood, waxaana magacaabitsa xubnahaas lagala tashaay siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolaha waqooyi ee Somaliland. Guddigaan […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa lagu magacaabay guddiga Doorashada oo ka kooban 11-xubnood, waxaana magacaabitsa xubnahaas lagala tashaay siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolaha waqooyi ee Somaliland.

- Advertisement -

Guddigaan ayaa ka shaqeyn doona sidii ay u dhici laheyd Doorashada Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda Somaliland, waxaana Doorashada xubnahaas ay ka dhici doontaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka.

Dhinaca kale magacaabista Guddigan  ayaa waxaa horey uga soo horjeestay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi, isagoo  sheegay in isaga uu soo magacaabi doono Guddigaan, hayeeshee RW Rooble ayaa magacaabay xalay.

Hoos ka Akhriso Magacyada Guddiga uu magacaabay RW Rooble.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories