HomeWararWararkii ugu dambeeyay dagaalada ka socda dalka Itoobiya

Wararkii ugu dambeeyay dagaalada ka socda dalka Itoobiya

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ka hadlay talaabada oo dowladiisu ka wado ismaamulka Tigreega ee waqooyiga Ethiopia. Abiy ayaa qoraal uu dhigay bartiisa Twiterka wuxuu ku sheegay in howlgalka ka socda waqootiga Ethiopia oo ay ciidanku wadaan uu leeyahay u jeeddooyin cad oo xadidan Ujeeddooyinka ayuu ku sheegay in la soo celiyo ku dhaqanka […]

- Advertisement -

Ra’isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ka hadlay talaabada oo dowladiisu ka wado ismaamulka Tigreega ee waqooyiga Ethiopia.

Abiy ayaa qoraal uu dhigay bartiisa Twiterka wuxuu ku sheegay in howlgalka ka socda waqootiga Ethiopia oo ay ciidanku wadaan uu leeyahay u jeeddooyin cad oo xadidan

- Advertisement -

Ujeeddooyinka ayuu ku sheegay in la soo celiyo ku dhaqanka sharciga iyo nidaamka Dastuurka iyo in dadka Itoobiyaanka la ilaaliyo xuquuqda ay u leeyihiin ku noolaanshiyaha nabad meel kasta oo dalka ay ka joogaan.

Ra’isul Wasaaraha Ethioia Abiy Ahmed wuxuu kaloo tilmaamay in dowladu si dulqaad leh ay dhowr bilood isugu dayday in nabad ah lagu xaliyo farqiga kala dhaxeeyay maamulk TPLF.

Dadaaladan ayuu tilmaamay in ay fashilmeen, taana loo aaneeynayo dhaqanka diidmada iyo goobad falka ku saleysan ee TPLF, iyagoo talaabadii ugu danbeysay ee baas-abuurka ay weerar ku qaadeen taliska qeybta waqooyi ee ciidamada kuwaas oo degan gobalka Tigreega

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories