HomeWararMaxay ka wada hadleen Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle iyo Cali Guudlaawe?

Maxay ka wada hadleen Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle iyo Cali Guudlaawe?

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Labaad ee Maamaul Goboleedka Hir-shabeelle Cabdixakiin luqmaan Xaaji Maxamed oo ay wehliyaan labadiisa  kuxigeen ee Siraaji Shekh Isaaq Cabdulle iyo Mahad Hassan Cusmaan ayaa kulan xasaasi ah la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaasi Cali Guudlaawe. Mas’uuliyiinta ayaa ka wada hadlay arrimo la xariira siyaasadda Maamulka Hir-shabeelle gaar ahaan doorashooyinka ka socda, waxaana dhawaan […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka Labaad ee Maamaul Goboleedka Hir-shabeelle Cabdixakiin luqmaan Xaaji Maxamed oo ay wehliyaan labadiisa  kuxigeen ee Siraaji Shekh Isaaq Cabdulle iyo Mahad Hassan Cusmaan ayaa kulan xasaasi ah la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaasi Cali Guudlaawe.

Mas’uuliyiinta ayaa ka wada hadlay arrimo la xariira siyaasadda Maamulka Hir-shabeelle gaar ahaan doorashooyinka ka socda, waxaana dhawaan la filayaa in la gudo galo doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka.

- Advertisement -

Cali Guudlaawe oo ah Murshax u taagan Madaxtinimada Maamulkaa Hir-shabeelle ayaa kaga mahad celiaya Guddoomiyeyaasha dadaalkooda ku aaddan sida ay u doonayaan in ay dhisaan maamul ku dhisan hufnaan.

Guddoomiyaha ayaa shalay ku dhawaaqay guddiga doorashada madaxweynaha iyo m,adaxweyne ku xigeenka, waxana maamulkaasi Hir-shabeelle dhawaan la dooran ka dhici doonta doorashada Madaxweynaha, iyadoo horay loo soo dhisay Baarlamaanka Maamulkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories