HomeWararFaah faahino:- Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud

Faah faahino:- Dagaal ka dhacay Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Faah faahinno dheeraad ah aya laga helayaa dagaal xooggan oo maanta ka dhacay Gobolka Galgaduud, waxaana lasoo sheegayaa khasaare kala duwan oo ka dhashay dagaalkaasi Saaka ilaa maanta ka socday Gobolkaasi. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in dagaalku uu hadda Qaboobay, ayna Ciidanka Dowladda Soomaaliya la wereegeen Goobihii lagu dagaalamay. Dagaalka oo dhowr jiho ka […]

- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah aya laga helayaa dagaal xooggan oo maanta ka dhacay Gobolka Galgaduud, waxaana lasoo sheegayaa khasaare kala duwan oo ka dhashay dagaalkaasi Saaka ilaa maanta ka socday Gobolkaasi.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in dagaalku uu hadda Qaboobay, ayna Ciidanka Dowladda Soomaaliya la wereegeen Goobihii lagu dagaalamay.

- Advertisement -

Dagaalka oo dhowr jiho ka billawday ayaa Saraakiisha Ciidanka hoggaaminaysa waxaa ay sheegeen in ay guulo waa weyn ka gaareen dagaalka maanta ka dhacay degaanka Bulacle iyo degaanno kale oo hoostaga, waxaana dagaal xooggiisu ka qarxay Tuulooyin hoostaga Bulacle.

Ciidanka dowladda ayaa dad goobjoogayaal ah waxaa ay sheegeen in weerar ku qaadeen degaanno dhaca Bariga dhuusamareeb oo ay ku sugnaayeen Dagaalamayasha Al-shabaab, iyadoo wixii intaas ka dambeeyay uu dagaal xooggani qarxay.

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in degaanadii lagu dagaalamay ay ku sugan yihiin Ciidanka Dowladda Soomaaliya, waxaana saraakiisha Ciidanka horkacaysa ay sheegeen in ay dagaalkaasi ku dileen daagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab, balse ma sheegin khasaaraha kasoo gaaray dagaalkaasi Ciidanka Dowladda.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories