HomeWararShir Xasaasi ah  oo Golaha Wasiirrada uga socda Muqdisho

Shir Xasaasi ah  oo Golaha Wasiirrada uga socda Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo maalintii Labaad galay ayaa looga hadlayaa  tiirarka Barnaamijka Xukuumadda, Xiriirka wada shaqeyneed ee golaha iyo hay’adaha kale ee dowladda, ahmiyadda Daahfurnaanta, Isla xisaabtanka hay’adaha dowladda iyo Qorshaha horumarinta qaranka. Shirka Banbaxa oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa diiradda lagu saaray Qorshe […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo maalintii Labaad galay ayaa looga hadlayaa  tiirarka Barnaamijka Xukuumadda, Xiriirka wada shaqeyneed ee golaha iyo hay’adaha kale ee dowladda, ahmiyadda Daahfurnaanta, Isla xisaabtanka hay’adaha dowladda iyo Qorshaha horumarinta qaranka.

Shirka Banbaxa oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa diiradda lagu saaray Qorshe howlleed si koox koox ah loo sameeyay, waxaana lagu soo bandhigay hannaanka ugu wanaagsan ee lagu mira-dhalin karo howllaha hortabinta u leh barnaamijka Xukumadda.

- Advertisement -

Banbaxa Golaha Wasiirrada ee maalinkii labaad qabsoomay ayaa mid mid loogu dul istaagay hannaanka lagu xaqiijin karo 100 maalmood ee soo socda tiirarja Barnaamijka Xukumadda iyo Qorshaha Horumarinta Qaranka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay Xiriirka wada shaqeyneed ee Xukuumadda iyo hay’adaha kale ee dowladda, taas oo saldhig u ah xaqiijinta gudashada waajibaadka shaqo ee loo igmaday masuuliyiinta hay’adaha Dowladda ee ku dhisan isla xisaabtanka.

Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada oo sii socon doona ilaa maalinta berri ah ayaa laga soo saari doona qoddobo mudnaanta koobaad siinaya howlaha hortebinta ee ku qotomo barnaamijka Xukumadda Federaalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts