HomeWararSarkaal ka tirsan Ciidanka Puntland oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Puntland oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wararka aan ka helayno Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka  Mudug ayaa kuw arramaya in xalay dil uu ka dhacay Magaaladaasi, iyadoo warar kala duwan ay kasoo baxayaan dilkaasi. Wararkuw axaa ay sheegayaan in Sarkaal ka tirsan Ciidanka Puntland lagu dilay Magaalada Gaalkacyo, waxaana Sarkaalka la dilay magaciisa lagu soo koobay Madax Wargalay, kaasi oo ka tirsanaa […]

- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka  Mudug ayaa kuw arramaya in xalay dil uu ka dhacay Magaaladaasi, iyadoo warar kala duwan ay kasoo baxayaan dilkaasi.

Wararkuw axaa ay sheegayaan in Sarkaal ka tirsan Ciidanka Puntland lagu dilay Magaalada Gaalkacyo, waxaana Sarkaalka la dilay magaciisa lagu soo koobay Madax Wargalay, kaasi oo ka tirsanaa sida la sheegay Dowladda Hoose ee Magaaladaas qeybta Dowlad Goboleedka Puntland.

- Advertisement -

Dilka ayaa si gaar ah uga dhacay Xaafadda Xaafada Garsoor ee Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo, waxaana dilka fuliyay sida ay goob joogayaal sheegen dabley hubeysan, kuwaasi oo goobta isaga baxsaday falka kadib.

Ciidamo Boolis ah ayaa goobta gaaray, kuwaasi oo howlgallo sameeyay, mana jirto cid loo soo qabtay falkaasi sida wararku sheegayaan, Maydka marxuumka ayay ciidanku kasoo qaadeen goobta falku ka dhacay.

Mas’uuliyadda dilka ayaa waxaa sheegtay dagaalamayaasha Al-shabaab, waxaana sheegeen in ay ka dambeeyeen dilkaas oo ahaa mid qorashaysan, war lagu qoray baraha Internet-ka ee Al-shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in ay dileen  Mas’uul ka tirsan Maamulka Gobolka Mudug ee Dowlad goboleedka Puntland.

- Advertisement -

Al-shabaab aya degaanada Puntland waxaa y ka fuliyaan dilal qorsheysan iyo qaraxyo, waxaana tiro dhowr jeer ah ay qaraxyo ku dileen mas’uuliyiin dhowr ah, iyadoo laamaha ammaanka loogu baaqay in  qaadaan tallaabooyin lagu xaqiijinayo ammaanka.

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories